HomeWararSawirro:- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo garay magaalada Boosaaso

Sawirro:- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo garay magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti uu hogaaminay ayaa maanta dib ugu soo Laabtay deegaanada Puntland, kana soo degey xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso kadib sarfar shaqo oo ay ugu maqnaayeen dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Boosaaso si diiran ugu soo dhoweeyey Guddoonka gobolka Bari, kan degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti uu hogaaminay ayaa maanta dib ugu soo Laabtay deegaanada Puntland, kana soo degey xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso kadib sarfar shaqo oo ay ugu maqnaayeen dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka.

Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Boosaaso si diiran ugu soo dhoweeyey Guddoonka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha maamulka Puntland, Taliyaha qaybta gobolka, saraakiil ciidan siyaasiyiin, oday dhaqameedyo, waxgarad iyo shacabka magaaladaasi oo qayb ka ahaa soo dhoweynta weftiga.

- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ugu horayn ka mahadnaqay soo dhoweynta isaga iyo weftigiisa, waxaana uu ka warbixiyey safarkiisa shaqo ee qaatay 15 cisho, kaasi oo uu ku horeeyey Jalka Jabuuti oo uu kala qayb galay malinta xuriyadda dalkaasi Juun, 27, 2019.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts