HomeWararDoonyaha Dagaalka ee Iiraan oo laga waabiyey Markab laga lahaa dalka Britain

Doonyaha Dagaalka ee Iiraan oo laga waabiyey Markab laga lahaa dalka Britain

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shan doonyaha dagaalka oo la rumeysan yahay inay wateen Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan ayaa rasaas digniin ah lagu furay, kadib, markii ay u soo dhawaadeen Markab Booyadle Shidaal oo dalka Britain laga lahaa, kaasi oo marayey Biyaha Gacanka Carbeed. Markabka Dagaalka ee Montrose oo ay leeyihiin Ciiddanka Badda Britain ayaa la sheegay inuu doonyahaasi dib u waabiyey, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shan doonyaha dagaalka oo la rumeysan yahay inay wateen Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan ayaa rasaas digniin ah lagu furay, kadib, markii ay u soo dhawaadeen Markab Booyadle Shidaal oo dalka Britain laga lahaa, kaasi oo marayey Biyaha Gacanka Carbeed.

Markabka Dagaalka ee Montrose oo ay leeyihiin Ciiddanka Badda Britain ayaa la sheegay inuu doonyahaasi dib u waabiyey, kadib, markii uu ku furay rasaas digniin, taasi oo sababtay inay Doonyaha Iiraan dib u gurtaan.

- Advertisement -

Sarkaal Maraykan ah oo goobjoog u ahaa dhacdadaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Markabka Shidaalka ee Britain marayey dhinaca Waqooyi ee laga soo galo Gacanka Hormuz, xilligii ay Doonyaha Iiraan isku tijaabiyeen inay qafaashaan.

Sarkaalkaasi waxa uu ka gaabsaday inuu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo shilkaasi oo yimid hal isbuuc kadib, markii Markab shidaal oo laga lahaa Iiraan lagu qabtay meel ka baxsan Jabal-daariq ama Jibraltar oo u dhow dalka Spain, balse, Maamul ahaan hoos taga Booqrtooyadda Britain.

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Iiraan, Xasan Ruuxaani waxa uu horey ugu hanjabay inay Britain cawaaqib-xumo kala kulmi doono Markabka Iiraan ee ay isbuucii hore ka qabteen Badda Caalamiga ee u dhow dalka spain.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts