HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo xariga ka jaray Mashaariic kala duwan

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xariga ka jaray Mashaariic kala duwan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa inta uu joogay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool xariga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay kamid yihiin, Wadooyin oo dhismahooda mudo socday, waxaana dhismaha Wadooyinka iska kaashtat JPLG iyo Maamulka Koonfur Galbeed. Sidoo kale, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta gareen wuxuu dhagax dhigey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa inta uu joogay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool xariga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay kamid yihiin, Wadooyin oo dhismahooda mudo socday, waxaana dhismaha Wadooyinka iska kaashtat JPLG iyo Maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta gareen wuxuu dhagax dhigey dhismaha MCH cusub iyo Dhismaha Wado muhiim u ah isku socodka Shacabka iyo Gaadiidka oo gaareysa 1.5KM qeyb weyna ka qaadaneysa horumarinta deegaanka.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo qaar kamid ah Golihiisa wasiirada Koonfur Galbeed ayaa shacabka magaalada Xudur kula dardaarmay iney ka shaqeeyaan sidii deegaanka loo horumarin lahaa lana shaqeeyaan maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiirada Wasaaradaha Howlaha guud iyo Guryeynta iyo Maaliyadda KGS oo qeyb ka ahaa Wafdiga Madaxweynaha, islamarkaasina madaxweynaha Koonfur Galbeed ku wehlinaayey Xarig ka jarista Mashaariicda ayaa ka hadley Muhiimada ay u leedahey dadka deegaanka iyo sidoo kale Kaalinta wasaaradahooda ee horumarinta Gobalka Bakool.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa muhiimada mashaariicdaan qaarkood xariga uu ka jiray halka kuwo kale uu dhagax dhigay ku tilmaamay mid loogu talagalay iney shacabka degmada Xudur ka faa’ideystaan,wuxuuna u balan qaaday iney karaankooda ka hagran doonin shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts