HomeCaalamkaSiyaasi u dhashay Talyaaniga oo loo doortay Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Europe

Siyaasi u dhashay Talyaaniga oo loo doortay Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Europe

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Siyaasiga David Maria Sassoli oo ka tirsan Xisbiga Soshal Dimuqraadig  (Social-Democrat )ee dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Tartankii Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Europe ee European Parliament.   Xildhibaanadda Barlamaanka Europe waxay qabteen Wareeg 2-aad oo Cod-bixinta Guddoomiyaha Cusub, kadib, markii ay Afarta Murashax ka heli waayeen tiradii loo baahnaa Wareegii 1-aad ee Cod-bixinta.   Doorashadaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga David Maria Sassoli oo ka tirsan Xisbiga Soshal Dimuqraadig  (Social-Democrat )ee dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Tartankii Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Europe ee European Parliament.

 

- Advertisement -

Xildhibaanadda Barlamaanka Europe waxay qabteen Wareeg 2-aad oo Cod-bixinta Guddoomiyaha Cusub, kadib, markii ay Afarta Murashax ka heli waayeen tiradii loo baahnaa Wareegii 1-aad ee Cod-bixinta.

 

Doorashadaasi oo maanta lagu qabtay Xarunta Barlamaanka Europe oo ku taalla magaalladda Strassbourg ee dalka Faransiiska ayaa waxa uu Siyaasiga David Maria Sassoli helay 345 cod, halka Murashaxa 1-aad ee ku xigay ee Jan Zahradil oo u dhashay dalka Jambuuriyadda Czech uu helay 160 cod.

- Advertisement -

 

 

 

 

Murashaxa kaalinta 3-aad galay ayaa ahaa Ska Keller oo u dhalatay dalka Jarmalka oo heshay 119 cod. 

 

Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Europe  oo horey Saxafi TV ahaa waxaa uu Aragti wanaagsan ku dhex leeyhay dalka Talyaaniga, balse, caan kama ah Caalamka.

 

Waxa uu sheegay inay  Europe xoog yeelan karto, marka uu Barlamaanku door muhiim ah ka ciyaaro arrimaha Europe.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts