HomeCaalamkaQabuur-wadareed lagu aasay boqolaal qof oo laga helay Syria

Qabuur-wadareed lagu aasay boqolaal qof oo laga helay Syria

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maydadka ilaa 200 qof oo y ku jiraan kuwo ay Kooxda Daacish disay ayaa laga helay meel ku dhow magaalladda Raqah ee Bartamaha dalkaasi. Yaasir al-khamiis oo ka tirsan Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria ayaa sheegay inay maydadkaasi ku jiraan rag da’ dhexaad ah oo madaxa laga toogtay iyo 3 Haween oo la rumeysan […]

- Advertisement -

Maydadka ilaa 200 qof oo y ku jiraan kuwo ay Kooxda Daacish disay ayaa laga helay meel ku dhow magaalladda Raqah ee Bartamaha dalkaasi.

Yaasir al-khamiis oo ka tirsan Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria ayaa sheegay inay maydadkaasi ku jiraan rag da’ dhexaad ah oo madaxa laga toogtay iyo 3 Haween oo la rumeysan yahay inay Kooxda Daacish ku dileen dhagax.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay rumeysan yihiin in maydadka la helay la dilay muddo hataan laga joogo wax ka badan 2-sanno, wuxuuna intaasi ku daray inaysan Kooxdiisa awoodin inay aqoonsadaan maydadkaasi.

Qabri-qodayaasha dib u soo fagay maydadkaasi waxay sheegeen inay qabuur-wadareedkii ugu horreeyey bilowgii bishii hore ka heleen cirifka Koonfureed ee magaalladda Raqa oo horey Caasimad u ahayd Kooxda Daacish, isla markaana laga yaabo in lagu aasay in ka badan 800 oo qof.

Bishii Feberaayo ee sannadkan, waxaa Qabuur-wadareed lagu aasay qiyaastii 3,500 oo qof laga gelay dhul-beereedkaAl-fukheykha ee magaalladda Raqa o oay Maleeshiyadda Kooxda Daacish waxay si buuxda u maamuli jireen bilowgii  sannadkii 2014-kii ilaa bishii October ee sannadkii 2017-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories