HomeCaalamkaEedeysanayaal lala xiriirinayey Weerarkii Jaamacadda Garissa oo la xukumay

Eedeysanayaal lala xiriirinayey Weerarkii Jaamacadda Garissa oo la xukumay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxkamadda magaalladda Nairobi waxaa maanta la soo taagay 3 Eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii ay Alshabaab ka geysteen Jaamacadda Garissa saannadkii 2015-kii, kuna geeriyoodeen 148 qof. Garsooraha Guud ee Maxkamadda Nairobi, Francis Andayi waxa uu labo ka mid ah Eedeysanayaasha oo lagu kala magacaabo Maxamed Cali Cabdikar iyo Xasan Aadan Xasan ku xukumay xabsi min […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Nairobi waxaa maanta la soo taagay 3 Eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii ay Alshabaab ka geysteen Jaamacadda Garissa saannadkii 2015-kii, kuna geeriyoodeen 148 qof.

Garsooraha Guud ee Maxkamadda Nairobi, Francis Andayi waxa uu labo ka mid ah Eedeysanayaasha oo lagu kala magacaabo Maxamed Cali Cabdikar iyo Xasan Aadan Xasan ku xukumay xabsi min 41-sanno, halka Eedeysanaha 3-aad oo lagu magacaabo Rashid Charles Mberesero oo u dhashay dalka Tanzania lagu xukumay Xabsi Daa’im doorkii uu ku lahaa weerarkii Jamaacadda Gaarisa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’addaha Ammaanka Kenya waxay horey u sheegeen inuu Weerarkii ka dhacay Jaamacadda Garissa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts