HomeCaalamkaGuddoomiyihii Baarlamaanka Algeria oo is Casilay

Guddoomiyihii Baarlamaanka Algeria oo is Casilay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi , Muscab Bu- Shaarib ayaa la sheegay inuu maanta iska casilay, sida uu baahiyey Telefishinka Annahaar. Ilo-wareed ayaa u sheegay Telefishinka inuu Guddoomiyuhu qaatay Go’aankaasi, kadib, markii ay Dibadbaxayaasha dalbadeen inuu is-casilo, wuxuuna Muscab Bu-shaarib horey Guddoomiye uga ahaa Xisbiga Xorreynta Algaeria ee FLN Party, oo talada dalkaasi hayey  tan iyo markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi , Muscab Bu- Shaarib ayaa la sheegay inuu maanta iska casilay, sida uu baahiyey Telefishinka Annahaar.

Ilo-wareed ayaa u sheegay Telefishinka inuu Guddoomiyuhu qaatay Go’aankaasi, kadib, markii ay Dibadbaxayaasha dalbadeen inuu is-casilo, wuxuuna Muscab Bu-shaarib horey Guddoomiye uga ahaa Xisbiga Xorreynta Algaeria ee FLN Party, oo talada dalkaasi hayey  tan iyo markii uu dalka Algeria xorriyadda ka qaatay dalka Faransiiska sannadkii 1962-kii.

- Advertisement -

Is-casilaadaasi waxay ku soo beegantay 3 bilood kadib, markii uu Madaxweynihii Algeria, C/casiis Butafaliiq  lagu khasbay inuu xilka ka degay, kadib, markii ay dhaceen Mudaaharaadyo looga soo horjeeday  Maamulkiisa.

Dhanka kale, Guddoomiye Ku-meel-gaarka ee Barlamaanka dalkaasi waxaa loo doortay Xildhibaan Terbej C/risaaq, kadib, markii ay Xildhibaanadda cod u qaadeen.

Sidoo kale, Maamulayaasha dalka Algeria waxay dib u dhigeen Doorashadii Madaxtinimadda ee dalkaasi oo la qorsheeyey inay dhacdo bishan July 4-da, kadib, markii aan la helin tirada Murashixiinta u tartami doonta xilkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts