HomeCaalamkaFarshaxaniste shaqada looga cayriyey Sawir uu ka sameeyey Donald Trump

Farshaxaniste shaqada looga cayriyey Sawir uu ka sameeyey Donald Trump

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kartooniste  ama Artiste u dhashay dalka Kanada oo lagu magacaabo Michael de Adder ayaa laga joojiyey dhamaan Qandaraasyo uu ka haystay Wargeysyo ka soo baxa Gobalka New Brunswich ee dalkaasi, kadib, markii uu sawiray  Sawir ku aadan Dhacdadii Trump iyo Muhaajiriintii (Aabihii iyo gabadhiisa) ee ku geeriyootay Webiga u dhexeeya Maraykanka iyo Meksiko. Sawir-gacmeedkaasi waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kartooniste  ama Artiste u dhashay dalka Kanada oo lagu magacaabo Michael de Adder ayaa laga joojiyey dhamaan Qandaraasyo uu ka haystay Wargeysyo ka soo baxa Gobalka New Brunswich ee dalkaasi, kadib, markii uu sawiray  Sawir ku aadan Dhacdadii Trump iyo Muhaajiriintii (Aabihii iyo gabadhiisa) ee ku geeriyootay Webiga u dhexeeya Maraykanka iyo Meksiko.

Sawir-gacmeedkaasi waxa uu si ballaaran ugu baahay Warbaahinta Calaamka iyo Baraha Bulshadda, iyadoo dhacdadaasi aad looga wada xumaaday.

- Advertisement -

Sawirkaasi waxaa ka muuqday Madaxweyne Trump oo isku diyaarinaya inuu ciyaaro Ciyaarta Xeegadda ama (Golf) iyo maydadka Muhaajiriintii (Oscar Martinez Ramirez iyo gabadhiisa 2-jirka ahayd), wusuuna Artistaha ku qoray erayo la micno ah: ” Maxaa diidaya ama iga maanacaya inaan ku dul ciyaaro?

Sida laga soo xigtay Michael de Adder waxa uu tilmaamay in isaga lo ooggolaaday inuu isaga tago dhamaan Wargeysyaddii uu u shaqeyn jirey sababo la xiriiray sawir-gacmeedkii Aabaha iyo gabadhiisa ee isbuucii hore ku haftay Webiga Rio Grande, si ay dalka Meksiko ugu sii gudbaan Maraykanka.

Waxa kale oo uu tilmaamay inuusan dareemaynin sidii Dhibane oo kale, mar haddii uu door biday inuu dareen cabiro.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Ururka Farshaxaniistayaasha  dalka Kanada (President of the Association of Canadian Cartoonists), Wes Tyrell ayaa sheegay in sababta Michael de Adder looga cayriyey  Wargeysyadda tahay iyadoo ay leeyihiin Shirkad maalgashi weyn ku dhex leh Maraykanka, isla markaana ay Tallaabadaasi tahay mid ay Milkiilayaashaasi kaga hortagayaan xiisad kaga timaada Madaxweyne Trump oo caan ku ah inuu naqdiyo kuwa isaga wax ka sheega ama mucaaradsan.

Guddoomiyaha Ururka Farshaxaniistayaasha  dalka Kanada wax wanaagsan tahay inaad noqoto Kartooniste, laakiin waxay wax xun noqotaa haddii aad u shaqeyso Shirkad Shidaal oo Shisheeta oo xiriir Gnaacsi la leh dalka Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts