HomeWararWararkii ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho + Sawirro

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho + Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Khasaaro geystay oo Maanta ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca Soomaalida u taqaano Qooqan oo lahaayeen Ilaalada Shirkadda Dahabshiiil ,isla markaana waxaa la dhigay kasoo horjeedka Shirkadda Dahabshiiil ee Xarunta Suuqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Khasaaro geystay oo Maanta ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca Soomaalida u taqaano Qooqan oo lahaayeen Ilaalada Shirkadda Dahabshiiil ,isla markaana waxaa la dhigay kasoo horjeedka Shirkadda Dahabshiiil ee Xarunta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ugu yaraan Saddex ruux oo mid kamid ah ay tahay Haweeney ayaa ku dhaawacmay qaraxaas,waxaana loo qaaday mid kamid ah goobaha Caafimaad Magaalada si xaaladooda Caafimaad loogu dabiibo.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu qaraxa dhacay,iyagoo halkaasi ka sameeyay baaritaano kala duwan oo la xiriira sida uu falka u dhacay,isla markaana waxa intaas ka hakad ku jiray ganacsigii ka jiray Aaga uu qaraxa ka dhacay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca Qaraxyo lagu soo xiro gaadiida noocyadiisa kala duwan,waxaana Mas’uuliyadooda inta badan sheegta Al-shabaab.

- Advertisement -

Saw

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts