HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo codsaday inuu la kulmo Kim Jong

Madaxweyne Trump oo codsaday inuu la kulmo Kim Jong

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu saakayto oo Sabti ah sheegay inuu quudaraynayo inuu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un kula kulmay Xuduudka hubka ka caagan ee (DMZ) ee u dhexeeya Labada Kuurya. Qoraal uu soo dhigay BartiisaTwitterka ayuu Trump ku sheegay haddii uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya tan arko, inuu jeclaan lahaa inay ku kulmaan Xuduudka, si […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu saakayto oo Sabti ah sheegay inuu quudaraynayo inuu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un kula kulmay Xuduudka hubka ka caagan ee (DMZ) ee u dhexeeya Labada Kuurya.

Qoraal uu soo dhigay BartiisaTwitterka ayuu Trump ku sheegay haddii uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya tan arko, inuu jeclaan lahaa inay ku kulmaan Xuduudka, si ay isku gacan qaadaan, una yiraahdo Hello.

- Advertisement -

Kulankaasi waxaa la filayaa inuu qeyb ka noqdo Madaxweynaha dalka Koonfurta Kuurya, Moon Jae-in, balse, ma kala  cadda inuu kulankaasi dhici doono iyo in kale.

Donald Trump oo haatan Shirweynaha Madaxda dalalka Wersheadaysan ee Kooxda G20 uga socda magaalladda Oska ee dalka Japan, waxaa la filayaa inuu goor dambe oo maanta tago caasimadda dalka Koonfurta Kuurya ee Seoul, waxaana u qorsheysan inuu berrito oo Axad ah dib ugu laabto magaalladda Washington.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories