HomeCaalamkaDaacish oo war ka soo saartay weerar ka dhacay Masar

Daacish oo war ka soo saartay weerar ka dhacay Masar

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

7 ka tirsan Boliska Masar ayaa lagu dilay weerar xilli dambe oo xalay ahayd ka dhacay Bar Kontorool oo ay Boliska ku lahaayeen meel ku dhow magaalladda Cariish ee Gobalka Waqooyiga Siinaay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inuu Sarkaal ka mid ahaa Askarta ku geeriyootay iska horimaadkaasi, iyadoo dhinaca kale  4 Maleeshiyo oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

7 ka tirsan Boliska Masar ayaa lagu dilay weerar xilli dambe oo xalay ahayd ka dhacay Bar Kontorool oo ay Boliska ku lahaayeen meel ku dhow magaalladda Cariish ee Gobalka Waqooyiga Siinaay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inuu Sarkaal ka mid ahaa Askarta ku geeriyootay iska horimaadkaasi, iyadoo dhinaca kale  4 Maleeshiyo oo uu ka mid ahaa Is-qarxiye ay ku geeriyoodeen markii uu ku qarxay qarixii ay wateen

- Advertisement -

Ilo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka Masar ayaa sheegay inay Maleeshiyo wadatay gaarida nooca Four Wheel drive ay weerar qorsheysan ka soo jeeday afarta jiho, iyagoo beegsaday bar ay Ciiddanku ku lahaayeen duleedka Al-cariish.

Dhinaca kale, Websaytka Kooxda Daacish ee AMAAQ ayaa lagu qoray inay iyagu ka dambeeyeen  mas’uuliyadda Weerarkii ka dhacay dalka Masar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts