HomeCaalamkaMadaxweynaha Afganistan oo Booqan doona Pakistan

Madaxweynaha Afganistan oo Booqan doona Pakistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa la filayaa inuu berrito booqasho ku tago caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad, si uu ula kulmo Ra’isul-wasaare Cimraan Khaan. Booqashadiisa ayaa ku soo beegmaysa wax ka yar hal isbuuc, markii ay dowladda Pakistan marti-gelisay Kulan ay Hoggaamiyayaasha Mucaaradka Afganistan kaga wada xaajoodeen sidi loo soo af-jari lahaa dagaalka 18-ka sanno ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa la filayaa inuu berrito booqasho ku tago caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad, si uu ula kulmo Ra’isul-wasaare Cimraan Khaan.

Booqashadiisa ayaa ku soo beegmaysa wax ka yar hal isbuuc, markii ay dowladda Pakistan marti-gelisay Kulan ay Hoggaamiyayaasha Mucaaradka Afganistan kaga wada xaajoodeen sidi loo soo af-jari lahaa dagaalka 18-ka sanno ka socda Afganistan.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Pakistan waxay booqashaddaasi ku sheegtay mid diiradda lagu saari doono iskaashiga labada Dowladood ee dhinacyadda Ammaanka, Nabadda, Dib-u-heshiisiinta, Ganacsiga iyo Dhaqaalaha.

Madaxweynaha Afganistan Waana socdaalkiisa ku wehliya  wafdi ganacsato ah, waana booqashadii 3- aad ee uu ku tago Pakistan  tan iyo sannadkii 2014-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts