HomeCaalamkaAmiirkii Kooxda Daacish-ta Yemen oo gacanta lagu dhigay

Amiirkii Kooxda Daacish-ta Yemen oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciiddanka Khaaska ee Sacuudiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Amiirkii Kooxda Daacish ugu qaabilsanaa dalka Yemen, Abu Osama Al-Mujahir. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Abu Osama Al-Mujahir iyo xubno kale oo ka tirsan Daacish gacanta lagu dhigay Hawlgal bishan June 3-dii ka dhacay gudaha dalka Yemen. Afhayeenka Isbahaysiga Milliteri ee ay […]

- Advertisement -

Ciiddanka Khaaska ee Sacuudiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Amiirkii Kooxda Daacish ugu qaabilsanaa dalka Yemen, Abu Osama Al-Mujahir.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Abu Osama Al-Mujahir iyo xubno kale oo ka tirsan Daacish gacanta lagu dhigay Hawlgal bishan June 3-dii ka dhacay gudaha dalka Yemen.

- Advertisement -

Afhayeenka Isbahaysiga Milliteri ee ay Sacuudiga iyo Imaaraadka hoggaamiyaan, Kolonel Turki Al-maliki ayaa sheegay inay ilaalo Sirdoon ku ogaadeen guriga uu ku jiray Amiirkii Daacish ee dalka Yemen, isla markaana ay Hawlgalkaas ku soo qabteen  Xubnaha ka tirsan Kooxda  Daacish  iyo 3 haween iyo 3 carruur oo kula sugnaa guriga la beegsaday.

Waxa kale oo uu sheegay inay Hawlgalkaasi oo qaatay 10-daqiiqo ku soo qabteen Hub, rasaas iyo qalabka Isgaaarsiinta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories