HomeWararMareykanka oo Duqeyn ku dilay Xubin ka tirsan Al-shabaab

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Xubin ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen xubin ka tirsanaa Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntan oo lala kaashaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, laga fuliyey magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, 24-kii June. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in weerradan lagu yareenayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen xubin ka tirsanaa Al-Shabaab.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntan oo lala kaashaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, laga fuliyey magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, 24-kii June.

- Advertisement -

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in weerradan lagu yareenayo dhaqdhaaqyada Al-Shabaab ee gobolka kuwaas ku sugan.

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya Mareynkanka ayaa howlgalka ka dhan ah Al-shabaab ka wada dalka,waxaana jira deegaano badan oo laga saaray Al-Shabaab,kuwaasi oo shacabkii horay uga barakacay hadda dib ugu soo labaanaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts