HomeWararGolaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga dhismaha Guddiyada la dagaalanka Musuqa

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga dhismaha Guddiyada la dagaalanka Musuqa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,isla markaana waxaa uu kulanka ku furmay 144 xildhibaan. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod gacan tag ah ku ansixiyay hindise sharciyeedka dhismaha guddiyada la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,isla markaana waxaa uu kulanka ku furmay 144 xildhibaan.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod gacan tag ah ku ansixiyay hindise sharciyeedka dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq maasuqa oo la hor geeyay.

149 Xildhibaan ayaa ogolaatay in la ansixiyo hindise sharciyeedka dhismaha guddiyada la dagaalanka musuq maasuqa,isla markaana waxaa diiday hal Mudane,waxaana ka aamusay hal Xildhibaan.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku dhawaaqay Natiijada,waxaana uu sheegay in uu ansax yahay hindise sharciyeedka dhismaha guddiyada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts