HomeWararSawirro:-Uganda oo Ciidan Cusub u soo direysa Soomaaliya

Sawirro:-Uganda oo Ciidan Cusub u soo direysa Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Saraakiil iyo Ciiddan Bolis  oo tiradooda dhan tahay 160 Askari ayaa la filayaa inay Uganda u soo dirto Somalia dabayaaqadda bisha soo socota ee July. Ciiddankaasi waxaa loo tababarayey Hawlaha Nabad-ilaalinta muddo hal sanno ah, kaasi oo u bilowday bishii June 19-dii ee sannadkii hore, waxaana loo soo gebagebeyn doonaa berrito oo ay bisha june […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil iyo Ciiddan Bolis  oo tiradooda dhan tahay 160 Askari ayaa la filayaa inay Uganda u soo dirto Somalia dabayaaqadda bisha soo socota ee July.

Ciiddankaasi waxaa loo tababarayey Hawlaha Nabad-ilaalinta muddo hal sanno ah, kaasi oo u bilowday bishii June 19-dii ee sannadkii hore, waxaana loo soo gebagebeyn doonaa berrito oo ay bisha june tahay 23-ka.

- Advertisement -

Tababarkaaasi waxay ku qaateen Dugsiga Tababarka Boliska ee Kabalye oo ku yaalla Degmadda Masindi ee Galbeedka dalkaasi.

Taliyee-xigeenka Boliska Uganda, Jeneral Sabniti Muzeeyi oo shalay la hadlay Ciiddankaasi waxa uu ku booriyey  inay muujiyaan Asluub wanaagsan muddada ay Hawlgalka u joogi doonaan Somalia.

Dhinaca kale, Ciiddanka Boliska ee loo soo dirayo Somalia waxaa la sheegay in laga qaaday Imtixaano kala duwan oo ay ka mid ahaayeen, Dareewalnimo, qorista Warbixinada, Maareynta Amarka iyo Hawlgalladda.

- Advertisement -

Ciiddanka Boliska Uganada ee loo soo dirayo Somalia ayaa waxay qeyb ka noqon doonaan Hawlgalka AMISOM, IYAGOO Boliska Somalia wada-shaqeyn kala yeelan doona Maareynta soo-celinta Amarka, Hawlgalladda Baaritaanka iyo Adeeg Badbaadin ah siiyaan Madaxda Sare ee Muhiimka ah.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Dowladda Uganda ciiddan Bolis ah u soo diraan Somalia, waxayna Boliskii ugu horreyey so odireen sannadkii 2012-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts