HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansiyay sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka,kadib kulankii ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay ansixinta sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay sharciga,waxaana ogolaatay 135 Xildhibaan,halka 5 Mudane ay diideen,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansiyay sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka,kadib kulankii ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay ansixinta sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay sharciga,waxaana ogolaatay 135 Xildhibaan,halka 5 Mudane ay diideen,isla markaana waxaa ku dhawaaqay Natiijada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxaam oo sheegay in uu ansax yahay sharciga ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda.

Dhanka kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa digniin u diray xubnaha ka maqan kulamada,isagoo xusay in xeer hoosaadka lala tiigsan doono xildhibaankii sabab la”aan u maqan.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts