HomeCaalamkaMareykanka oo Kun Askar oo dheeri ah u diraya Bariga Dhexe

Mareykanka oo Kun Askar oo dheeri ah u diraya Bariga Dhexe

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca ee dalkaasi, Patrick Shaanahan waxa uu sheegay inay 1,000 Askari oo kale u dirayaan Bariga Dhexe, sababo Difaaca, kadib, cabsi kaga timid Iiraan, waa sida uu hadalka u dhigay. Hadal-qoraal oo uu soo saaray ayuu ku sheegay inuu amray in Ciiddankaasi loo daad-gureeyo Bariga dhexe, si ay wax uga qabtaan cabsida Saldhigyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca ee dalkaasi, Patrick Shaanahan waxa uu sheegay inay 1,000 Askari oo kale u dirayaan Bariga Dhexe, sababo Difaaca, kadib, cabsi kaga timid Iiraan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray ayuu ku sheegay inuu amray in Ciiddankaasi loo daad-gureeyo Bariga dhexe, si ay wax uga qabtaan cabsida Saldhigyadda Ciiddanka Cirka, Badda iyo dhulka iyo Danaha  Maraykanka ku leeyihiin dalalka Bariga Dhexe.

- Advertisement -

Tallaabadda Ciiddankaasi lagu daad-gureynayo ayaa timid saacado kadib, markii ay Milliteriga Maraykanka soo bandhigeen sawiro cusub oo ay ku sheegeen inay Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan ee ICRC ka dambaysay weerarka lagu qaaday mid ka mid ah Maraakiibtii Shidaalka ee maraysay meel ku dhow Gacanka Hormuz ee Xeebaha Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts