HomeCaalamkaDonald Trump oo laga yaabo inuu Tallaabo Milliteri ka qaado Iiraan

Donald Trump oo laga yaabo inuu Tallaabo Milliteri ka qaado Iiraan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi u siiyey Wargeyska TIME wuxuuna xusay in laga yaabo in la qaado Tallaabo Milliteri, si looga hortago inay Iiraan hesho Hubka Nukliyeerka. Mar wax laga weydiiyey haddii u qaadayo Dagaal lagu badbaadinayo Maraakiibta Caalamiga ee shidaalka ee isticmaala Gacanka Hormuz waxa uu sheegay inuu calaamad su’aal saarayo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi u siiyey Wargeyska TIME wuxuuna xusay in laga yaabo in la qaado Tallaabo Milliteri, si looga hortago inay Iiraan hesho Hubka Nukliyeerka.

Mar wax laga weydiiyey haddii u qaadayo Dagaal lagu badbaadinayo Maraakiibta Caalamiga ee shidaalka ee isticmaala Gacanka Hormuz waxa uu sheegay inuu calaamad su’aal saarayo arrinkaasi oo uusan haatan ka jawaabi doonin.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu dhacdo fudud ku tilmaamay weerarkii dhawaan lagu qaaday Maraakiibta maraysay meel ku dhow Gacanka Pershiya ee Iiraan , inkastoo ay Saraakiisha Aqalka Cad shaaciyeen in 1,000 Askari oo dheeraad ah u diri doonaan Bariga Dhexe, sababo la xiriira xiisadda Iiraan oo sii korodhaysa.

Dhinaca kale, Dowladaha Raashiya iyo Shiinaha waxay ka digeen khatarta ka dhalan karta qorshaha Maraykanka ee ugu ciiddamadda faraha badan ugu dirayo Mandiqadda Bariga dhexe, waxayna sheegeen inay ka soo jeedaan weerar uu Maraykanka ku qaado dalka Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories