HomeWararWararkii ugu dambeeyay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Wararkii ugu dambeeyay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararkaka imaanaya magaalada B eledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli halkaas ay ka taagantahay xiisaddii ka dhalatay xilka-qaadistii lagu sameeyay gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Wararka Idaacada dalsan saakay a helayso ayaa tilmaya in ciidamo ka amar qaata gudoomiyhiii xilka laga qaaday ay soo buux dhaafiyeen magaalada gaar ahaana ay xirteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkaka imaanaya magaalada B eledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli halkaas ay ka taagantahay xiisaddii ka dhalatay xilka-qaadistii lagu sameeyay gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Wararka Idaacada dalsan saakay a helayso ayaa tilmaya in ciidamo ka amar qaata gudoomiyhiii xilka laga qaaday ay soo buux dhaafiyeen magaalada gaar ahaana ay xirteen waddooyinka muhiimka ah,waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in aydareemayaan cabsi xoggan.

- Advertisement -

Dhinaca kalana madaxweynaha Hirshabelle Maxamed C/waare oo shalay gaaray magaalada ayaa kulamo la qaatay odayaal dhaqan taas oo lagu xalinayay khilaafka waxaana weli ay kulamo ka socdaan xerada Lama galaay ee oo ah taliska ciidanka Jabuuti ee gobolka Hiiraan.

Xiisadda ka dhalatay xilka qaadista lagu sameeyay gudoomiyihii gobolka Hiiraan ayaa sababtay dagaal ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne oo uu ku dhintay taliyihii qeybta Booliiska Gobolka Hiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts