HomeCaalamka(SAWIRO): Dowladda Federalka iyo Midowga Europe oo kala saxiixday Heshiis...

(SAWIRO): Dowladda Federalka iyo Midowga Europe oo kala saxiixday Heshiis muhiim ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Europe waxay maanta kala saxiixdeen Heshiis lagu malagelinayo Dib-u-dhiska Waddooyinka Goballadda dalka. Munaasbadaasi oo maanta lagu qabtay magaalladda Muqdisho ayaa waxay labada dhinac ku kala saxiixday Maaleglinta Mashruucaasi oo ay EU-da ku bixinayso  kharaj dhan 42 million oo Euro. Wasiirka Qorsheynta, Malgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee XFS,  Jamaal Maxamed Xasan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Europe waxay maanta kala saxiixdeen Heshiis lagu malagelinayo Dib-u-dhiska Waddooyinka Goballadda dalka.

Munaasbadaasi oo maanta lagu qabtay magaalladda Muqdisho ayaa waxay labada dhinac ku kala saxiixday Maaleglinta Mashruucaasi oo ay EU-da ku bixinayso  kharaj dhan 42 million oo Euro.

- Advertisement -

Wasiirka Qorsheynta, Malgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee XFS,  Jamaal Maxamed Xasan iyo Danjiraha Midowga Europe u jooga Soomaalida, Nicholas Berlanga Martinez ayaa si wadajir ah u saxiixay Heshiiskaasi.

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan waxa uu xusay inay Yaboohan cusub ee ee loogu talagalay Dib-u-dhiska Waddooyinka sii xoojinayso 100 million oo Euro oo ay  Midawga Europe ku taageereen kabka miisaaniyadda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhaqaalaha guud ee deeq bixiyaashu ugu tala galeen mashruucaasi ayaa la sheegay inuu dhan yahay 59.75 Mliyan Oo Yuuro.

- Advertisement -

Mashruuca dib-u-dhiska waddooyinka goballada Soomaaliya ayaa qayb ka qaadanaya sare u qaadidda awoodda hay’adaha dhismaha waddooyinka ee heer federal iyo heer dowlad gobaleed., iyadoo dayactir lagu samaynayo ilaa 355 KM oo ka mid ah Waddooyinka isku xira goballadda dalkeenna.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts