HomeWararMucaaradka Suudaan oo codsaday in ciiddan Bolis lagu wareejiyo ammaanka magaallooyinka

Mucaaradka Suudaan oo codsaday in ciiddan Bolis lagu wareejiyo ammaanka magaallooyinka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Isbahaysiga Xooggaga Mucaaradka ee dalkaasi waxay ku baaqeen in Milliteriga laga wada saaro magaallooyinka, laguna soo bedelo ciiddanka Boliska, si looga badbaado dilalka loo geysto Dibadbaxayaasha. Mucaaradka waxay hadalkaasi ka sheegeen mar ay la kulmeen Ergayga cusub ee Maraykanka u joogi doona Suudaan, Donald Booth, waxayna sheegeen inay taasi muhiim u tahay in Milliteriga laga wada daad-gureeyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isbahaysiga Xooggaga Mucaaradka ee dalkaasi waxay ku baaqeen in Milliteriga laga wada saaro magaallooyinka, laguna soo bedelo ciiddanka Boliska, si looga badbaado dilalka loo geysto Dibadbaxayaasha.

Mucaaradka waxay hadalkaasi ka sheegeen mar ay la kulmeen Ergayga cusub ee Maraykanka u joogi doona Suudaan, Donald Booth, waxayna sheegeen inay taasi muhiim u tahay in Milliteriga laga wada daad-gureeyo gudaha magaallooyinka, gaar ahaan Caasimadda Khartuum.

- Advertisement -

Telefishinka Sky News Arabia ayaa sheegay in Mucaaradka ku baaqeen  in sida ugu dhaqsaha badan loo sii daayo dhamaan Maxaabisita Siyaasadda, lana dhowro Xorriyadda Saxaafadda ee dalka Suudaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts