HomeCaalamkaMadaxweynihii hore Pakistan oo Xabsiga loo taxaabay

Madaxweynihii hore Pakistan oo Xabsiga loo taxaabay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Asif Cali Zardaari ayaa la sheegay in maanta Xabsiga la dhigay, kadib, markii lagu soo oogay Eedeymo musuqmaasaq ah.

Afhayeenka Guddiga Isla-xisaabtanka Qaranka ee dalkaasi, Nawazish Cali ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda wararka REUTERS in la xiray Madaxweynihii hore, kuna socdaan baaritaano la xiriira Lacag-xisaabeed Bangi oo been abuur ah iyo Lacago la xawilay.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Asif Cali Zardaari waxa uu beniyey inuu galay wax Dembi ah, iyadoo Afhayeen u hadlay Xisbiga Mucaaradka ee Pakistan People’s Party ee PPP  ayaa sheegay in Kiisaskaasi la siyaasadeeyey.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories