HomeMaqalDhageyso:-Dad lagu xiray Konteener ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti

Dhageyso:-Dad lagu xiray Konteener ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka howlgal AMISOM ee Soomaaliya ee ku sugan Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa dad shacab ah waxaa ay ku xireen Konteener ay leeyihiin. Dadka la xiray ayaa Ciidamada Jabuuti waxaa ay ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen duleedka Jalalaqsi,kadib markii weerar khasaaro geystay Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ku lahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka howlgal AMISOM ee Soomaaliya ee ku sugan Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa dad shacab ah waxaa ay ku xireen Konteener ay leeyihiin.

Dadka la xiray ayaa Ciidamada Jabuuti waxaa ay ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen duleedka Jalalaqsi,kadib markii weerar khasaaro geystay Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ku lahaayeen duleedka degmadaas.

- Advertisement -

Howlgalka dadkii lagu qabtay ayaa iusgu jira Culimo u fadhiday Alle Bari iyo dhalinyaro badan,kuwasi oo ka mid ahaa dadka deegaanka Degmada,isla markaana lagu xiray Konteener ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti.

Cabdi Duurow oo ah Xildhibaan ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee ka soo jeeda Jalalaqsi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa u sheegay in xiriiro badan uu la sameeyay maamulka Gobolka iyo kan degmada,kuwaasi oo xusay inay wadaan dadaalo lagu sii daynayo dadkaas.

Sababta loo xiray dadkaas ayuu ku sheegay Xildhibaan Duurow inay tahay,kadib  weerarkii habeeno ka hor ka dhacay Degmadaas,isla markaana ay ku qaadeen Al-shabaab,kaasi oo khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray Ciidamo Jabuutiyaan ah oo Saldhig ku lahaa duleedka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Hoos  ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdi Duurow.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts