HomeCaalamkaIiraan oo tijaabisay Gantaal Cusub

Iiraan oo tijaabisay Gantaal Cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Gantaalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Iiraan ayaa waxaa loogu magac daray Khordad 15, wuxuuna awoodi karaa inuu hal mar hawada ku burburiyo 6 Gantaalladda caddowga soo tuuraan. Wasiirka Difaaca Iiraan, Jeneral Amiir Hamtimi ayaana waxa uu maanta goobjoog ka ahaa Munaasabadda lagu tijaabinayey Gantaalkaas Cusub, sida ay sheegtay Wakaalladda waraka Iiraan ee IRNA. Wasiirka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gantaalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Iiraan ayaa waxaa loogu magac daray Khordad 15, wuxuuna awoodi karaa inuu hal mar hawada ku burburiyo 6 Gantaalladda caddowga soo tuuraan.

Wasiirka Difaaca Iiraan, Jeneral Amiir Hamtimi ayaana waxa uu maanta goobjoog ka ahaa Munaasabadda lagu tijaabinayey Gantaalkaas Cusub, sida ay sheegtay Wakaalladda waraka Iiraan ee IRNA.

- Advertisement -

Wasiirka oo ka hadlay Munaasbaadaasi waxa uu sheegay in Gantaalkaasi  ogaan karo Diyaaradaha Dagaalka iyo Darooniska,  isla markaana uu wax ka duqeyn karo masaafo dhan 120 KM.

Nidaamka Diffaaca ee Khordad 15 waxaa la sheegay inuu adeegsan karo Gantaalladda Sayad 3 ee lagu farsameeyey gudaha dalka Iiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts