HomeCaalamkaDhowr qof oo lagu dilay Suudaan iyo Golaha Milliteriga Baaq diray

Dhowr qof oo lagu dilay Suudaan iyo Golaha Milliteriga Baaq diray

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 4 qof ayaa shalay lagu dilay magaallooyinka Khartuum iyo Undurmaan, kadib, markii ay Ciiddanka rasaas ku fureen Dubadbaxayaal. Guddiga Dhakhaatiirta dalkaasi ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay Khartuum, halka 2 kalena lagu dilay magaalladda Undurmaan. Tirada dadka lagu dilay dalkaasi tan iyo bishan June 3-dii ayaa la sheegay inay gaarayaan 118 qof, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 qof ayaa shalay lagu dilay magaallooyinka Khartuum iyo Undurmaan, kadib, markii ay Ciiddanka rasaas ku fureen Dubadbaxayaal.

Guddiga Dhakhaatiirta dalkaasi ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay Khartuum, halka 2 kalena lagu dilay magaalladda Undurmaan.

- Advertisement -

Tirada dadka lagu dilay dalkaasi tan iyo bishan June 3-dii ayaa la sheegay inay gaarayaan 118 qof, sida ay sheegeen isbahaysiga Mucaaradka.

Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi waxaa kaloo la sheegay inay xireen tiro ka mid ah Saraakiisha iyo Shaqaalaga Garoonka Diyaaradaha iyo Bangiga Dhexe ee Suudaan, sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Jarmalka ee DPA.

Dhinaca kale, Afhayeenka Golaha Milliteriga ee haya Talada Suudaan ee TMC, Shamsudiin Al-kabashi oo ka hadlay Telefishinka Qaranka waxa uu ugu baaqay Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha inay soo af-jaraan Dibadbaxyadda, isagoo dhanka kale sheegay inay Golaha TMC doonayaan inay dib-u-eegaan inay wada-xaajood la galaan Mucaaradka

- Advertisement -

Isniintii la soo dhaafay, Madaxa Golaha Milliteriga ee TMC, C/fataax Al-burhaan waxa u ulaalay Heshiisyo ay horey ula galeen Mucaaradka, wuxuuna ku baaqay doorashooyin la qaban doono muddo 9 bilood gudaheeda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts