HomeCaalamkaNin la dhashay Hillary Clinton oo geeriyooday

Nin la dhashay Hillary Clinton oo geeriyooday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hillary Rodham Clinton oo mar soo noqotay Marwadii 1-aad ee hore ee  Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Bill Clinton ,Xoghayihii Arrimaha dibedda ee dalkaasi iyo murashax Madaxweyne ayaa sheegtay inuu geeriyooday walaalkeeda ka yaraa oo la oran jirey Tony Rodham. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayey ku sheegtay inuu walaalkeeda geeriyooday habeen hore, balse, lama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hillary Rodham Clinton oo mar soo noqotay Marwadii 1-aad ee hore ee  Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Bill Clinton ,Xoghayihii Arrimaha dibedda ee dalkaasi iyo murashax Madaxweyne ayaa sheegtay inuu geeriyooday walaalkeeda ka yaraa oo la oran jirey Tony Rodham.

Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayey ku sheegtay inuu walaalkeeda geeriyooday habeen hore, balse, lama shaacinin waxa sababay dhimashadiisa.

- Advertisement -

Twitterkeeda waxay ku sheegtay inay ku adag thaay inay hesho erayo ay ku hadasho, iyadoo uu qalbigeeda buuxiyey xusuusta walaalkeeda.

Tony Rodham oo 65 jir ahaa waxa uu ka tegay xaas iyo 3 carruur ah, waxa uu soo qabtay hawlo badan, waxa uu soo dhigtay Kolejka Wesleyan iyo Jamaacadda The University of Arkansas, balse marnaba kama qalin jebinin.

Waxa uu so oqabtay shaqooyin kala duwan, waxa uu soo noqday Ilaaliye Xabsi, Iibiye Caymiska, Maalgashi Ganacsi iyo bare khaas ahaa.

- Advertisement -

Tony Rodham waxa uu la soo shaqeeya Guddiga Qarnka Dimuqradaiga muddadii Doorashadii Madaxtinimadda Maraykanka ee sannadkii 1992-kii, wuxuuna markii noqday La-taliye sannadihii 1990-aadkii,

Hillary Rodham walaalkeeda waxaa so owajahay dhowr su’aalood oo ku aadan Xiriirka uu la lahee Aqalka Cda iyo Isku-daygiisii Awoodeed ee u dhawaanshihiisa Madaxweyne Bill Clinton ee Mashaariicda Ganacsiga iyo Nolosha Shaqsiyadeed.

Kdaib, markii Bill Clinton loo doortay Madaxweynaha dalkaasi, waxa uu Tony Rodham ka shaqeynayey oo uu ahaa Abaabulka goobta ee Guddiga Qaranka ee Dimuqraadiga, xitaa markii uu guursaday Nikole Bokser oo ay dhashay Senator Barbar Bokser, taasi oo ay wax yar kadib is-fureen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts