HomeCaalamkaTaliye Ciidan oo lagu dilay Qarax ka dhacay Xudeydah

Taliye Ciidan oo lagu dilay Qarax ka dhacay Xudeydah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Taliyihii Guutada 3-aad ee dalka Yemen, Cali Axmed Qatmul iyo 4 ka mid ah Ilaaladiisa Khaaska ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday gaarigii ay la socdeen oo marayey Degmadda Khokha ee duleedka  magaalladda dekedda leh ee Xudeydah. Sarkaal Milliteri oo la hadlay wakaalladda Wararka Shiinaha ayaa sheegay inuu Taliyahaasi qaraxu qabsaday, xilli uu doonayey inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii Guutada 3-aad ee dalka Yemen, Cali Axmed Qatmul iyo 4 ka mid ah Ilaaladiisa Khaaska ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday gaarigii ay la socdeen oo marayey Degmadda Khokha ee duleedka  magaalladda dekedda leh ee Xudeydah.

Sarkaal Milliteri oo la hadlay wakaalladda Wararka Shiinaha ayaa sheegay inuu Taliyahaasi qaraxu qabsaday, xilli uu doonayey inuu soo kormeero fariisimadda ay Ciiddanka taabacsan Dowladda Yemen ka joogaan magaalladda Xudeydah ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay madaafiic culus ku garaaceen Fariisimadda Ciiddankaasi ku lahaayeen Degmooyinka Tuxyata, Durayhami iyo Hays ee magaalladda Xudeydah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts