HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobalka Mudug

Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobalka Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Gobalka Mudug,iyadoona midkii hore xilkii uu ka qaaday. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Mudug loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiraxmaan Cali Diiyire (Isxal),kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cabdi Rashiid Xaashi Cartan. Sidoo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Gobalka Mudug,iyadoona midkii hore xilkii uu ka qaaday.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Mudug loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiraxmaan Cali Diiyire (Isxal),kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cabdi Rashiid Xaashi Cartan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa faray hay’addaha amniga ee ka howlgala Gobolka Mudug iyo kuwa gargaarka inay la shaqeyaan Guddoomiye Cabdiraxmaan.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories