HomeWararQM oo Taageero dhaqaale siinaysa Somalia iyo dalalka Gobalka ee ay ka...

QM oo Taageero dhaqaale siinaysa Somalia iyo dalalka Gobalka ee ay ka jiraan abaaraha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xiriiriyaha Hawlaha Samafalka ee QM, Mark Lowcock ayaa sheegay inay QM lacago taageero ah siinayaan dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia, si loogu maareeyo Abaaraha ay sababeen Isbedelka Cimilada. Waxa uu tilmaamay in QM siin doonto dalka Kenya lacag dhan 500 oo million oo Shillinka dalkaasi, si loogu adeegsado Deegaanadda ay Abaaruhu halakeeyeen. QM wxaay sheegtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiriiriyaha Hawlaha Samafalka ee QM, Mark Lowcock ayaa sheegay inay QM lacago taageero ah siinayaan dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia, si loogu maareeyo Abaaraha ay sababeen Isbedelka Cimilada.

Waxa uu tilmaamay in QM siin doonto dalka Kenya lacag dhan 500 oo million oo Shillinka dalkaasi, si loogu adeegsado Deegaanadda ay Abaaruhu halakeeyeen.

- Advertisement -

QM wxaay sheegtay in Dalka Somalia loo qoondeeyey lacag dhan 30 million oo Dollar, halka Ethiopia lagu taageerayo lacag dhan 10 million oo Dollar, si sahay cunto ah loo gaarsiiyo dadka ku nool Gobalka Qbaaruhu ka jiraan ee ku dhow xuduudka Somalia.

Yaboohan ayaa ku soo beegmay, iyado oay Hay’adda QM ugu qaabislan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR  ka digtay inay Malaayiin qof oo Soomaali ah samayn doonto cunto-yari iyo Abaar baahsan oo ka dhacday qeybo ka mdi ah Somalia.

Xilli-roobaadka ku yaraaday Somaolai ayaa la sheegay inuu sababay qalalkii dhulka ee ugu darnaa taariikhda in ka badan 35-sanno.

- Advertisement -

Sikastaba ha ahaatee, Abaarihii Somalia soo maray sannadihii 2010-kii ilaa 2012-kii ayaa la sheegay inay ku gereiyoodeen dad lagu qiyaasay boqolaal kun oo qof, oo kala bar la rumeyan yahay inay ahaayeen carruur ay da’dooda ka hooseysay 5 jir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts