HomeCaalamkaMuhaajiriin la badbaadiyey iyo kuwo lagu la’ yahay xeebaha Libya ...

Muhaajiriin la badbaadiyey iyo kuwo lagu la’ yahay xeebaha Libya  

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Ayuub Qasiim ayaa sheegay inay shalay soo badbaaadiyeen 73 Muhaajiriin, soona saareen maydadka 2 qof oo ka mid ahaa Rakaab la socday dooni cillad ku qabsatay Xeebaha Galbeedka Libya. Waxa uu intaasi ku daray inay Ilaaladda Xeebaha heleen dooni nooca la buufiyo oo aan lahayn wax matoor, taasi oo sabaynaysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Ayuub Qasiim ayaa sheegay inay shalay soo badbaaadiyeen 73 Muhaajiriin, soona saareen maydadka 2 qof oo ka mid ahaa Rakaab la socday dooni cillad ku qabsatay Xeebaha Galbeedka Libya.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ilaaladda Xeebaha heleen dooni nooca la buufiyo oo aan lahayn wax matoor, taasi oo sabaynaysay meel 14 KM ka baxsan Xeebta Degmadda Garabuli ee dalkaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Ayuub Qasiim waxa uu tilmaamay in dadka la badbaadiyey ay ka mid ahaayeen 8 carruur ah, halka maydadka la helay kala ahaayeen Haweeney iyo ilmo yar.

Doonidaasi oo ay la socdeen in ka badan 80 Muhaajiriin ku sii jeeday Talyaaniga ayaa waxaa la la’ yahay ilaa 10-kale oo aan la helin raqdooda iyo ruuxooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts