HomeCaalamkaAskar lagu dilay duqeyn ay geysteen Milliteriga Israel

Askar lagu dilay duqeyn ay geysteen Milliteriga Israel

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

3 Askari ayaa geeriyootay, 7 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Milliteriga  Israel madaafiic ku garaacday 3 fariisin Ciiddan oo ku yaalla Gobalka Quneytra ee Bariga dalka Syria. Warbaahinta Dowladda Syria ayaa saakayto sheegtay inay Ciiddanka iska caabiyeen Duqymo ay Ciiddanka Israel  geysteen, iyadoo ay Ciiddanka Difaaca Syria hawada ku burburiyeen Gantaal ay Israel Waaberigii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

3 Askari ayaa geeriyootay, 7 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Milliteriga  Israel madaafiic ku garaacday 3 fariisin Ciiddan oo ku yaalla Gobalka Quneytra ee Bariga dalka Syria.

Warbaahinta Dowladda Syria ayaa saakayto sheegtay inay Ciiddanka iska caabiyeen Duqymo ay Ciiddanka Israel  geysteen, iyadoo ay Ciiddanka Difaaca Syria hawada ku burburiyeen Gantaal ay Israel Waaberigii hore ee saakayto ku soo ganeen Koonfurta Caasimadda Syria ee Dimishiq.

- Advertisement -

Ilo Milliteri ayaa u sheegay WakaalladdaWararka Syria ee SANA inay duqeymahaasi ka soo dhacaeen qeybta ay Milliteriga Israel ka joogaan dhanka Buuraha Golan Haytis

Dhanka kale, Milliteriga Israel waxay xaqiijiyeen inay duqeeyeen bar-tilmaameedyo ay Milliteriga Syria lahaayeen, oo kala ahaa Saldhig ay Lidka Diyaaradaha yaalleen, Xarumo Sirdoon iyo goobo wax laga ilaaleeyo.

Afhayeen u hadlay Milliteriga Israel ayaa sheegay in duqeymahaasi looga jawaab celinayey 2 Madfac o oay ciiddanka Syria la beegsadeen Degmadda Hermoon ee Waqooyiga Buuraha Golan Haytis.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts