HomeCaalamkaAskari sarqaansan oo Dil iyo dhaawac geystay

Askari sarqaansan oo Dil iyo dhaawac geystay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hadal ka soo baxay Golaha Milliteriga ee haya talada dalkaasi (TMC) ayaa lagu sheegay inuu Askari sarqaansan uu toogasho ku dilay Haweeney, kuna dhaawacay Askari iyo hal qof kale oo rayid ah. Askariga waxaa la sheegay inuu madaxa ka toogtay Haweeney la oran jirey Miyaada Joon, taasi oo u geeriyootay dhaawacii darnaa ee soo gaaray. […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Golaha Milliteriga ee haya talada dalkaasi (TMC) ayaa lagu sheegay inuu Askari sarqaansan uu toogasho ku dilay Haweeney, kuna dhaawacay Askari iyo hal qof kale oo rayid ah.

Askariga waxaa la sheegay inuu madaxa ka toogtay Haweeney la oran jirey Miyaada Joon, taasi oo u geeriyootay dhaawacii darnaa ee soo gaaray.

- Advertisement -

Dhanka kale, Askariga sarqaansanaa waxa uu lugaha ka toogtay Wiil dhallinyaro iyo mid ka mid ah Ciiddankii goobta joogay, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo Isbitaalka.

Golaha Milliteriga haya Talada dalkaasi waxay sheegeen in la qabtay Askarigii toogashada geystay, lana soo taagi doono Maxkamad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories