HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, Halkaasi oo uu ugu kuur galaayay Mashaariicda Horumarineed ee ka socota Degmada. Waxa uu sidoo kale xariga ka jaray Xafiiska Ururka Haweenka, dhismaha taalada laga dhex sameeyay gudaha Degmada, iyo weliba gaari gar-gaar (Ambulance) oo […]

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, Halkaasi oo uu ugu kuur galaayay Mashaariicda Horumarineed ee ka socota Degmada.

Waxa uu sidoo kale xariga ka jaray Xafiiska Ururka Haweenka, dhismaha taalada laga dhex sameeyay gudaha Degmada, iyo weliba gaari gar-gaar (Ambulance) oo ay yeelatay Degmada.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ayaa waxaa uu indho indheen kusoo sameeyay wadooyin jid-cadayaal ah oo laga hergeliyay gudaha degmada iyo kuwo hada ku socda habeyn.

Shacabka Degmada Kaxda ayuu ku amaanay Eng. Yariisow, sida ay isugu tashteen, isla markaana ay horumarka degmadooda gacan weyn ugu geysteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories