HomeWararSoomaali ku xiran Jesiiradda Sishilis oo lagu soo oogay Burcad-baddeednimo

Soomaali ku xiran Jesiiradda Sishilis oo lagu soo oogay Burcad-baddeednimo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkmaadda Sare ee Sishilis waxay si rasmi ah dacwado ugu soo oogtay 5 Soomaali ah oo lagu tuhunsan tahay Burcad-baddeednimo, kuwaasi oo ay Ciiddanka Badda Midowga Europe soo qabteen bishii la soo dhaafay ee April 26-dii , iyagoo u gacan geliyey Hay’addaha Ammaanka ee Sishilis. Eedeysanayaasha waxay shalay oo ay bishu ahayd 29-kii May ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkmaadda Sare ee Sishilis waxay si rasmi ah dacwado ugu soo oogtay 5 Soomaali ah oo lagu tuhunsan tahay Burcad-baddeednimo, kuwaasi oo ay Ciiddanka Badda Midowga Europe soo qabteen bishii la soo dhaafay ee April 26-dii , iyagoo u gacan geliyey Hay’addaha Ammaanka ee Sishilis.

Eedeysanayaasha waxay shalay oo ay bishu ahayd 29-kii May ka soo muuqdeen Maxkamadda Sare ee Sishilis, waxaana dhegeysiga dacwadooda dib loo dhigay ilaa bisha soo socota ee June 7-da.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay tahay markii labaad ee la soo qabto, loona soo gudbiyo Hay’addaha Garsoorka ee Sishilis.

Boliska Jesiiradaasi ayaa sheegay in Eedeysanahaasi la soo qabtay bishii November ee sannadkii 2017-kii,  waxaana dib loogu celiyey Somalia bishi December ee sannadkii hore ee 2018-kii.

Jesiiradda Sishilis oo ku taalla Galbeedka Badweynta Hindiya eaxay Juqraafi ahaan u dhowdahay Xeebaha Somalia, waxaa tan iyo sannadkii 2005-tii loo adeegsanayey Aagga Hore ee Hawlgalladda ka dhanka ah Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

- Advertisement -

Sannadkii 2015-kii, waxaa Sishilis laga asaasay dhismo Maxkamad Casri oo  awood gaar ah loo siiyey inay dhegeystaan Kiisaska la xiriira Dembiyadda Burcad-baddeednimadda.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts