HomeWararGuddoomiyaha degmo ka tirsan Gobolka Sanaag oo is Casilay

Guddoomiyaha degmo ka tirsan Gobolka Sanaag oo is Casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ee Somaliland Cali Xuseen Cali Somalia ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xilkii uu ka haayay degmadaas uu iska Casilay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta uu isku Casilay Guddoomiye Cali Somali oo Mas’uul ka ahaa Degmada Badhan ee Maamulka Somaliland. Cali Somali ayaa waxaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ee Somaliland Cali Xuseen Cali Somalia ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xilkii uu ka haayay degmadaas uu iska Casilay.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta uu isku Casilay Guddoomiye Cali Somali oo Mas’uul ka ahaa Degmada Badhan ee Maamulka Somaliland.

- Advertisement -

Cali Somali ayaa waxaa la sheegay in uu ka hor yimid amar ka soo baxay Somaliland ee ahaa in weerar lagu qaado dowlad Goboleedka Puntland,hayeeshee uu diiday Go’aankaas,isla markaana uu is Casilay.

Dhawaan ayay aheyd markii Saraakiil ka tirsan Somaliland oo ku sugnaa Gobolka Sanaag lagu amray inay weeraraan wafdi ka socda Puntland oo xiligaas ku sugnaa nawaaxiga Gobolka ay diideen amarka,iyagoona ku biiray dhanka Puntland sida wararku ay sheegayaan.

Gobolka Nanaag ee ku yaalla Wadooyiga Soomaaliya ayaa waxaa isku aheysta maamulada Puntland iyo Somaliland,waxaana halkaasi dhow jiir oo horey dagaallo xoogan ay ku dhexmareen Ciidamo kala taabacsan labada dhinac

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts