HomeWararAfhayeenka Itoobiya:-Somaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsanahay in ay hoostagaan dowladda Somalia

Afhayeenka Itoobiya:-Somaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsanahay in ay hoostagaan dowladda Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

wakiilada u joogaan oo ay ku jiraan Soomaaliland iyo Puntland , arrintaa oo lagu tilmaamay inay xukuumadda Addis Ababa kala qeybinayso Soomaaliya. Nebiyat Getachew oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, wuxuu u sheegay BBC-da Puntland iyo Soomaaliland inay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya, isagoo inta ku daray xarumo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

wakiilada u joogaan oo ay ku jiraan Soomaaliland iyo Puntland , arrintaa oo lagu tilmaamay inay xukuumadda Addis Ababa kala qeybinayso Soomaaliya.

Nebiyat Getachew oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, wuxuu u sheegay BBC-da Puntland iyo Soomaaliland inay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya, isagoo inta ku daray xarumo diblumaasiaydeed ku leeyihiin Garoowe iyo Hargeysa, halka uu sheegay safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya inay ku leeyihiin caasimadda Muqdisho.

- Advertisement -

“Boggeena arrimo badan ayaa ka muuqda waana eegeynaa”, ayuu yiri Nebiyat Getachew , oo ka hadlay liiska ka soo muuqday bogga wasaaradda arrimaha dibadda.

Arrintan waxaa ay ku soo aadday iyada oo dhowaan wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya khariidadda Afrika ee lagu baahiyay boggeeda laga saaray Soomaaliya oo hal dal inay waddayihiin lagu soo muujiyay Soomaaliya iyo Itoobiya.

Dowladda Soomaaliya dhinaceeda ilaa hadda kama aysan hadlin khaladka labaad ee ka dhacay Itoobiya oo dalalka ay xarumaha dublamaasiyadeed ku leedahay dal ahaan u diiwaan galisay, Soomaaliland iyo Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts