HomeWararFaah faahin:-Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Faah faahin:-Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus halkaasi uu dhexmaray Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkan markii hore uu yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen Deegaanka Sabiid ee qiyaas ahaan 7-KM u jira Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus halkaasi uu dhexmaray Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkan markii hore uu yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen Deegaanka Sabiid ee qiyaas ahaan 7-KM u jira Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana waxaa halkaasi ka dhacay dagaal saacado kooban qaatay.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Al-shabaab muddo kooban ay la wareegeen fariisimo Ciidanka dowladda ay ku lahaayeen agagaarka Buundada Sabiid,hayeeshee markii dambe ay dib isaga baxeen.

Saraakiisha Ciidanka dowladda ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegeen inay iska cabiyeen weerarkii kaga yimid dhinca Al-shabaab,isla markaana xaalada haatan ay tahay mid degan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts