HomeWararDEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Jugta qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Nawaaxiga Hotel Muna oo ku yaalla agagaarka Beerta Nabada. Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa,waxaana xigtay rasaas xoogan oo la maqlay. Qiiq iyo Uuro madow ayaa cirka isku shareertay,taasi oo laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Nawaaxiga Hotel Muna oo ku yaalla agagaarka Beerta Nabada.

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa,waxaana xigtay rasaas xoogan oo la maqlay.

- Advertisement -

Qiiq iyo Uuro madow ayaa cirka isku shareertay,taasi oo laga arkayay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Khasaaro ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhashay qaraxa ka dhacay agagaarka Hotel Muna.

 

- Advertisement -

La soco wixii kusoo kordha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts