HomeWararTaliska Booliska shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay Imtixaankii Dowladda

Taliska Booliska shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay Imtixaankii Dowladda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa  shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dowladda ka qaadeysay Ardayda dhameysatay Dugsiyada sare ee dalka. Bashiir Maxamed Cabdi Ameerika oo ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdiaho ayaa waxaa uu sheegay in la xiray Ruux ka tirsan Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya,kaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa  shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dowladda ka qaadeysay Ardayda dhameysatay Dugsiyada sare ee dalka.

Bashiir Maxamed Cabdi Ameerika oo ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdiaho ayaa waxaa uu sheegay in la xiray Ruux ka tirsan Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya,kaasi oo uu tilmaamay in lagu tuhmaayo in uu faafiyay qishka Maadooyinka qaar ee Imtixaanka dowladda.

- Advertisement -

Sidoo kale Ninka lagu eedeeyay in uu faafiyay Imtixaanka ayaa waxaa magaciis lagu sheegay Jamaaludiin Xasan xirse,isla markaana Taliska Booliska ayaa xusay in baaritaano kale oo la xiriirta arrinta Imtixaanka ay Ciidanka Booliska wadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts