HomeWararMadaxii hawl-gelinta Ciidanka Isku dhafka G/Mudug oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Madaxii hawl-gelinta Ciidanka Isku dhafka G/Mudug oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada  Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Madaxii hawl-gelinta Ciidanka Isku dhafka ah ee Gobolka Mudug uu geeriyooday,kadib dhaawac xalay soo gaaray. Kooxo hubeysan ayaa xalay koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku dhaawacay Gaashaanlle dhexe Khaliif Nuur Shiil xili uu ka soo baxay Salaadii Taraawiixda oo uu […]

- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada  Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Madaxii hawl-gelinta Ciidanka Isku dhafka ah ee Gobolka Mudug uu geeriyooday,kadib dhaawac xalay soo gaaray.

Kooxo hubeysan ayaa xalay koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku dhaawacay Gaashaanlle dhexe Khaliif Nuur Shiil xili uu ka soo baxay Salaadii Taraawiixda oo uu kusoo tukaday Masjid ku yaalla halkaasi.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Gaashaanlle dhexe Khaliif Nuur Shiil ayaa u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray rasaas xoogan oo lagu dhuftay,isagoona ku geeriyooday Isbitaalka weyn ee Magalaada Gaalkacyo sida ay xaqiijiyeen Howl waddeena Caafimadka.

Kooxihii xalay ka dambeeyay falkaasi ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,waxaana halkaasi durbo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Magaalada,iyagoona ka sameeyay howlgalo lagu raadinayo ragii fuliyay falka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories