HomeCaalamkaSuxufiyiin lagu afduubtay gudaha Liibiya

Suxufiyiin lagu afduubtay gudaha Liibiya

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Labo Sxaafi oo u shaqeeya Telefishinka Madaxa-bannaan ee Al-axraar ayaa la sheegay in la la’ yahay tan iyo bishan May 2-dii, sida ay sheegtay Hay’adda Caalamiga ee Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ. Wararku sheegayaan inay Ciiddanka u dacaadda ah Taliyaha lagu magacaabo Khaliifa Xaftar ay qafaasheen Suxufiyiintaasi, xilli ay tebinayeen warar ku aadan dagalka ka socda […]

- Advertisement -

Labo Sxaafi oo u shaqeeya Telefishinka Madaxa-bannaan ee Al-axraar ayaa la sheegay in la la’ yahay tan iyo bishan May 2-dii, sida ay sheegtay Hay’adda Caalamiga ee Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ.

Wararku sheegayaan inay Ciiddanka u dacaadda ah Taliyaha lagu magacaabo Khaliifa Xaftar ay qafaasheen Suxufiyiintaasi, xilli ay tebinayeen warar ku aadan dagalka ka socda duleedka Tripoli.

- Advertisement -

Mamaulka Telefishinka Al-axraar waxay sheegeen in Weriye Maxamed Alquruj iyo Sawir-qaade Maxamed Al-shibani bishan 2-dii laga qafaashay Koonfurta caasimadda dalkaasi ee Tripoli, isla markaana ay waayeen Xiriirka Suxufiyiintaasi iyo halka ay ku dambeyeen.

Tan iyo markii la waayey Suxufiyiintaasi waxay dibadbaxyo ka bilowdeen magaalladda Tripoli oo lagu codsanayo sii-daynta Suxufiyiintaasi.

Bishii Janaayo ee sannadkan, Sawir-qaade madax bannaan oo lagu magacaabi jirey Maxamed Bin Khaliifa ayaa la dilay isagoo warar ka tebinayey Tripoli.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories