HomeCaalamkaDaacish oo sheegtay inay bilaabeen inay ka hawl-galaan Gobal ku yaalla Hindiya

Daacish oo sheegtay inay bilaabeen inay ka hawl-galaan Gobal ku yaalla Hindiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kooxda Daacish waxay markii ugu horreysay ku dhaawaaqday inay  asaastay Dagaalamayaal ka hawl-gala Gobal ku yaalla dalkaasi, kadib, markii dagaal ay  Maleeshiyadooda iyo Ciiddanka Ammaanka ku dhex maray Gobalka Kashmiir lagu dilay mid ka mid ah Maleeshiyadda xiriirka la leh oo lagu magacaabi jirey Ishafq Axmed Suufi. Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ NEWS […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Daacish waxay markii ugu horreysay ku dhaawaaqday inay  asaastay Dagaalamayaal ka hawl-gala Gobal ku yaalla dalkaasi, kadib, markii dagaal ay  Maleeshiyadooda iyo Ciiddanka Ammaanka ku dhex maray Gobalka Kashmiir lagu dilay mid ka mid ah Maleeshiyadda xiriirka la leh oo lagu magacaabi jirey Ishafq Axmed Suufi.

Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ NEWS AGENCY waxay waqti dambe oo xalay ah ku dhawaaqaday Gobal cusub oo lagu magacaabo Wilaah of Hindi”, isla markaana ay ciiddanka Hindioya khasaaro ku gaarsiiyeen Degmooyinka Amshipora ee Gobalka Kashmir.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hindiya ee mas’uulka ka ah Gobalka Kashmiir oo ay Wakaalladda Wararka REUTERS wax ka weydiisay sheegashadda Daacish kama uusan jawaabin arrintaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts