HomeCaalamkaMaxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla Indonesia oo la baadi-goobayo

Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla Indonesia oo la baadi-goobayo

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Booliska dalkaasi waxay ku raad-joogaan in ka badan 100 Maxbuus oo maanta ka baxsatay Xabsi ku yaalla Jesiiradda Sumatra ee dalkaasi. Maxaabiista ayaa la sheegay inay saakayto ka baxsadeen Xabsi ku yaalla Degmadda Siyaak ee Jesiiradda Sumatra, kadib, markii ay gadood sameeyeen, dabna ka kacay Xabsiga. Ugu yaraan 3 Maxbuub ayaa tooreey lagu dhaawacay, halka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska dalkaasi waxay ku raad-joogaan in ka badan 100 Maxbuus oo maanta ka baxsatay Xabsi ku yaalla Jesiiradda Sumatra ee dalkaasi.

Maxaabiista ayaa la sheegay inay saakayto ka baxsadeen Xabsi ku yaalla Degmadda Siyaak ee Jesiiradda Sumatra, kadib, markii ay gadood sameeyeen, dabna ka kacay Xabsiga.

- Advertisement -

Ugu yaraan 3 Maxbuub ayaa tooreey lagu dhaawacay, halka hal Askarina toogasho lagu dhaawacay.

Dhinaca kale, Taliyaha Boliska Gobalka Riyau, Widoodo Eko Prinhanstopo ayaa sheegay inay qaadeen hawlgal ballaaran, kuna soo qabteen 115 ka mid ah 650 Maxbuus oo ka baxsatay Xabsiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts