HomeCaalamkaSaxafiyad lagu dilay Afganistan

Saxafiyad lagu dilay Afganistan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Sarkaal u hadlay Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay dabley hubyesna toogteen Saxafiyad  lagu magacaabi jirey Mina Mangal oo ahayd Saxafiyad iyo La-taliyaha dhinaca Dhaqanka ee Barlamaanka Afganistan. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalkaasi, Nasrat Raxiimi ayaa sheegay in Saxafiyadda la dilay, xilli ay ku sii jeeday Xafiiskeeda, mana kala cadda ujeedada rasmiga ee […]

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay dabley hubyesna toogteen Saxafiyad  lagu magacaabi jirey Mina Mangal oo ahayd Saxafiyad iyo La-taliyaha dhinaca Dhaqanka ee Barlamaanka Afganistan.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalkaasi, Nasrat Raxiimi ayaa sheegay in Saxafiyadda la dilay, xilli ay ku sii jeeday Xafiiskeeda, mana kala cadda ujeedada rasmiga ee loo dilay.

- Advertisement -

Boliska magaalladda Kabul waxay sheegeen inaysan kala caddayn inuu dilkeedu ahaa weerar Argagixiso iyo inuu ahaa mid ka dhashay muran taagnaa.

Qoraal ay isbuucii hore soo dhigtay Baraha Bulshadda waxay Mina Mangal ku sheegtay inay heshay Farriimo cabsi-gelin dil ah, balse, lama aysan wadaagin Ciiddanka iyo Qoyskeeda faahfaahinta hanjabadaasi.

Dhinaca kale, Kooxaha Daacish iyo Daalibaan midnaba ma sheeganin dilka Saxafiyadaasi oo horey uga shaqeyn jirtey Telefishin.

- Advertisement -

Dalka Afganistan waxa uu ka mid yahay Waddamada dilalka ugu badan loogu geysto suxxufiyiinta, waxaana sannadkii hore lagu dilay 15 Suxufiyiin iyo Shaqaale Warbaahineed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories