HomeWararJubbaland oo dagaalkii ka dhacay Kismaayo ku eedeysay dowladda Somalia

Jubbaland oo dagaalkii ka dhacay Kismaayo ku eedeysay dowladda Somalia

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kadib fagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay masuul ka ahaayen dagaalkaas dhacay. Qoraal ka soobaxay maamulka Juballand ayaa lagu sheegay in faragelin ay ku heyso dowladda Somalia arrimaha gudaha ee maamulkaas kana dambeysay khal-khalgelinta amniga gaar ahaana dagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib fagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay masuul ka ahaayen dagaalkaas dhacay.

Qoraal ka soobaxay maamulka Juballand ayaa lagu sheegay in faragelin ay ku heyso dowladda Somalia arrimaha gudaha ee maamulkaas kana dambeysay khal-khalgelinta amniga gaar ahaana dagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.

- Advertisement -

Halkaan ayaa ku soo beegmaya iyada oo madaxda dowladda iyo kuwa maamul-gobaleedyada uu shir uga socdo magaalada Garoowe kaas oo intiisa badan looga hadlayo tabashooyinka ka dhaxeeya dowladda iyo maamulada dalka ka jira.

Halkaan Ka Akhriso War-saxaafadeedka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts