HomeWararMadaxweynaha Puntland oo balan qaad u sameeyay dhalinyarada

Madaxweynaha Puntland oo balan qaad u sameeyay dhalinyarada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay  Shirka Dejinta Qorshaha, Hirgelinta Siyaasadda iyo Horumarinta Dhallinyarada Puntland. Furitaanka Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Madaxa hay’adda UNFPA Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Puntland oo shirka furay ayaa balanqaaday inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay  Shirka Dejinta Qorshaha, Hirgelinta Siyaasadda iyo Horumarinta Dhallinyarada Puntland.

Furitaanka Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Madaxa hay’adda UNFPA Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland oo shirka furay ayaa balanqaaday inuu ahmid gaara siindoono dhallinyarada Puntland.

“Waa shir muhiim u ah Puntland ,waxaa la isku waafaqsan yahay tirada badan ee dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntland 70% wax ka badan inay dhallinyaro yihiin, marka Puntland waxaa ka shaqaynaysa 70% waa dhalinyaro, dowladdu iyagay ka shaqaynaysaa horumarkooda iyo Mustaqbalkooda.

“Waxaad ogtihiin waxyaaba ugu waa wayn ee Puntland ku faanayso oo amniga ah cidda hayso waa dhalinyaro. Ciidamadeena waa dhallinyaro, shaqaaleheeda waa dhalinyaro, xarumaha wax soo saarka ka shaqeeya waa dhallinyaro, kuwa Kalluunka iyo Khayraadka ka shaqayn waa dhalinyaro, dadkoo dhan ayaa dhallinyaro ah, marka waxaa soo dhan in loo sameeyo siyaasad kabaysa waa muhiim”. ayuu ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

- Advertisement -

Dhinaca kale Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay muhiim tahay in dhallinyarada ay badalaan arrimo badan oo caqabad ku ah horumarkooda, sidoo kalena waxa uu bogaadiyey kaalinta ay kaga jiraan horumarka dalka ka socda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts