HomeWararNin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyey Switzerland

Nin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyey Switzerland

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Dowladda Switzerkand ayaa xaqiijisay inay Ninkaasi oo Khadiib ka ahaa Masjid ku yaalla dalka Switzerland la soo masaafuriyey. Masaafurintaasi ninkaasi ayaa la sheegay in lagala kulmay culays, kadib, markii uu horey ugu adkeystay inuu yahay  Muwaadin u dhashay dalka Ethiopia, balse, Hay’addaha Socdaalka iyo Ammaanka ee dalkaasi, waxay soo xaqiijiyeen inuu yahay Muwaadin Soomaali ah. […]

- Advertisement -

Dowladda Switzerkand ayaa xaqiijisay inay Ninkaasi oo Khadiib ka ahaa Masjid ku yaalla dalka Switzerland la soo masaafuriyey.

Masaafurintaasi ninkaasi ayaa la sheegay in lagala kulmay culays, kadib, markii uu horey ugu adkeystay inuu yahay  Muwaadin u dhashay dalka Ethiopia, balse, Hay’addaha Socdaalka iyo Ammaanka ee dalkaasi, waxay soo xaqiijiyeen inuu yahay Muwaadin Soomaali ah.

- Advertisement -

Warbaahinta Switzerland ee Swiss info channel waxay maanta ka soo xigatay Hay’adda Socdaalka dalkaasi in la masaafuriyey Ninkaasi oo aan magaciisa iyo sawirkiisa la shaacinin, kadib, markii lagu helay inuu ka dambeeyey qalalaaso ka dhacay dalkaasi sannadkii 2017-kii.

Maxkamad ku taalla dalkaasi waxay 2 sanno ka hor amar ku bixisay in Khadiibkaasi la masaafuriyo, kadib, markii lagu helay inuu Khudbado aan sharci ahayn ka jeediyey Masjidka Al-nuur oo ku yaalla magaalladda magaalladda 6-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Winterthur  ee  ku taalla W/Glabeed dalkaasi.

Maxkamaddu waxay kaloo  ka mamnuucday Khadiibka inuusan dib u soo gelin Karin dalka Switzerland muddo muddo 10-sanno ah, waxayna Maxkamaddu amartay in albaabadda loo laabo Masjidka Al-nuur oo ay ku tilmaameen in Dhallinyarada lagu baro waxa ay Reer Galbeedka ugu yeeraan Xag-jirnimada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories