HomeCaalamkaRa’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo loola cararay Isbitaal

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo loola cararay Isbitaal

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi Silvio Berlesconi ayaa la sheegay in loola cararay Isbitaal ku yaalla magaalladda Milan, kadib, markii uu xanuunsaday, Wargeyska Corriera della Serra (Koryeera Della Sera) waxa uu maanta qoray in Silvio Berlesconi la dhigay isbitaalka, kadib, markii uu xanuun ka dareemay dhinaca Wadnaha. Mas’uulkaasi oo 82 jir waxaa la sheegay in lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi Silvio Berlesconi ayaa la sheegay in loola cararay Isbitaal ku yaalla magaalladda Milan, kadib, markii uu xanuunsaday,

Wargeyska Corriera della Serra (Koryeera Della Sera) waxa uu maanta qoray in Silvio Berlesconi la dhigay isbitaalka, kadib, markii uu xanuun ka dareemay dhinaca Wadnaha.

- Advertisement -

Mas’uulkaasi oo 82 jir waxaa la sheegay in lagu daaweynayo Isbitaalka lagu magacaabo San Raffaele oo ah Isbitaalkii qaliinka Wadnaha loogu sameeyey bishii June e esannadkii 2016-kii.

Sannad  kasta waxa uu Berlesconi maraa baaritaanka caafimaadka  ee dhanka Halbowlayaasha dhiiga ee waraabiya Wadnaha.

Dhinaca kale, Silvio Berlesconi oo hoggaamiya Xisbiga FORZA ITALIA waa maalqebeen caan ah, wuxuuna xilka Ra’isul-wasaaraha tlayaaniga hayey muddo 9 sanno ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts