HomeCaalamkaSawirro:-Magaallo ku taalla New Zealand oo laga helay waxyaabaha Qarxa

Sawirro:-Magaallo ku taalla New Zealand oo laga helay waxyaabaha Qarxa

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Booliska dalkaasi waxay qalabka qarxa iyo rasaas ka heleen dhismo aan la degganayn oo ku yaalla magaalladda Christchurch, oo bartamihii bishii hore lagu dilay 50 qof oo Muslimiin ah, labaatameeyo kalena lagu dhaawacay. Boliska waxay sheegeen inay soo xireen Nin 33 jir ah, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu lahaa waxyaabaha qarxa ee maanta laga […]

- Advertisement -

Booliska dalkaasi waxay qalabka qarxa iyo rasaas ka heleen dhismo aan la degganayn oo ku yaalla magaalladda Christchurch, oo bartamihii bishii hore lagu dilay 50 qof oo Muslimiin ah, labaatameeyo kalena lagu dhaawacay.

Boliska waxay sheegeen inay soo xireen Nin 33 jir ah, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu lahaa waxyaabaha qarxa ee maanta laga helay Christchurch.

- Advertisement -

Khubarada ku takhasuctay waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inay kala furfureen qaraxii, iyadoo inta uu hawlgalkaasi socday dadweynaha laga daad-gureeyey dhismooyinka u dhowaa goobta laga helay waxyaabaha qarxa.

Ma cadda halka lala maaganaa in qaraxaasi lala beegsado, waxaan socda baaritaano ooggan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories